(Akhriso) War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii maanta ka kala dhacay magaalada Gaalkacyo iyo caasimadda Soomaaliya ee lagu dilay sheekh caan ah iyo tiro kale oo ah dad rayid ah. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii aroortii hore saaka lagu qaaday xarun uu … Continue reading (Akhriso) War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia